Skip to main content

Posts

Showing posts from 2016

Taariikhda Abwan Abdirahman Iise

Abwaankan waa abwaan da yar magaciisu waa Abdirahmaan Ciise Awrooble waa arday dhigta dugsiga sare ee Boon class form four wuxuu ka midyahay ardayda ugu cad cad ma ugu aqoon saraysa dugsiga Boon intaas wax u dheer waa Abwaan mucjiso ah si dhib yarna u gabaya insha Allah abwaankan wuxuu noqon doonaa abwaan looga dabeeyo masooyinka somaliyed

Amaanta macalimiinta Boon

MAHAD SARE ILLAAHBAA LEH Salaan macalimiintaa le kuwa noo sar go anee soo baxa cadceediyo santarkaa intay noqon sarajoog kulaastee marba sadar qoraayee sii faahinaayee macnahiisa noo sara inaguna sandheeriyo su aalaha qabiixa ah aankula saracanahay samirkana u yeeshee siba noo arkaynee sinta uun uridanee sidaan nahay dhalaan sabi marba sacab nasaaree sabasabaha nagu wada saatir ha u abaal gudo siraad nuur ha uga dhigo saciirana hakaga dhabo ifka soor ha uga dhigo aakhirana sooniyo haday tahay salaadiyo waxay sama falaayaan ha u saaro miisaan. Camal suuban uga yeel... Aamiin .... by Abwan Abdi Rahman Iise

Ardayda Boon

Kani waa samatar timacade

Magacaygu waa samatar ducaale muumin waxaan ku dhashay dacarbudhuq sanadku markuu ahaa 1995 waxbarashadayda dugsigayga hoose waxaan ku soo qaatay schoolka dacar budhuq dugsigii dhexe iyo kasaraba waxaan ku soo qaatay magalada Bown ee galbeedka somalia halkaasoon imtixaankii shahaadiga aan ku guulaystay scholership rthiopia. Halkaasoon kasii wadi doono wax barashadayda