Himilo
MAHAD SARE ILLAAHBAA LEH Salaan macalimiintaa le kuwa noo sar go anee soo baxa cadceediyo santarkaa intay noqon sarajoog kulaastee marba sadar qoraayee sii faahinaayee macnahiisa noo sara inaguna sandheeriyo su aalaha qabiixa ah aankula saracanahay samirkana u yeeshee siba noo arkaynee sinta uun uridanee sidaan nahay dhalaan sabi marba sacab nasaaree sabasabaha nagu wada saatir ha u abaal gudo siraad nuur ha uga dhigo saciirana hakaga dhabo ifka soor ha uga dhigo aakhirana sooniyo haday tahay salaadiyo waxay sama falaayaan ha u saaro miisaan. Camal suuban uga yeel... Aamiin .... by Abwan Abdi Rahman Iise
Comments
Post a Comment