Skip to main content

Amaanta macalimiinta Boon

MAHAD SARE ILLAAHBAA LEH
Salaan macalimiintaa le
kuwa noo sar go anee
soo baxa cadceediyo
santarkaa intay noqon
sarajoog kulaastee
marba sadar qoraayee
sii faahinaayee
macnahiisa noo sara
inaguna sandheeriyo
su aalaha qabiixa ah
aankula saracanahay
samirkana u yeeshee
siba noo arkaynee
sinta uun uridanee
sidaan nahay dhalaan sabi
marba sacab nasaaree
sabasabaha nagu wada
saatir ha u abaal gudo
siraad nuur ha uga dhigo
saciirana hakaga dhabo
ifka soor ha uga dhigo
aakhirana sooniyo
haday tahay salaadiyo
waxay sama falaayaan
ha u saaro miisaan.
Camal suuban uga yeel...
Aamiin ....by Abwan Abdi Rahman Iise

Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

Waayaha aduunyada Abwaan Cabdirashiid kaamil warsame

Aduunyadan gabtoodkaa markaan garasho raadceeyey # Waa geed hadhkii oo malihin guul lahaybsadoye #Waa guri afkaa lagagaloo guudka loobaxaye # Waxa guule uumoo dhanbaa geeri loo qoraye # Halkay gogoshu taalina waa goobtii aakhira e # Ku diyaarad guudkaa marshiyo gaajo nimay hayso # Nina libin magaadhee godbaa lagu xabaalaaye # Gaadhaa lawada saaranyahay gu, iyo jiilaale # Hadii ay gabaad leedihiyo raaxo lagu guuro # Rasuulkii gayigan loocalmaday kamagayoodene ( csw) # Inagaa garaadxune bulshooy geedibaanahaye # Naxariista guud eebeheen dunida gaadhsiiye # Tagaarka ana kuujecelyuhuu ugu gargaaraaye # Allihii gayigan uumaybaa hadal kusoo gooyay # Haday garab kaniico ilatahay dunida guudkeedu # Geeb kama dhadhamiyeen aniga gaal icaasiyaye # Xabad garawa way kalayartahay gabi ahaanteede # Cirka guudka nagasaaranee cidiba gaadhaynin # Iyo dhulka sida gogosha loo baaciyee lagu dul geeraaro # Cid gargaara uma yeedhanine guushu waa adiye # Guuloow nagaransii wadada khayrk...

Kani waa samatar timacade

Magacaygu waa samatar ducaale muumin waxaan ku dhashay dacarbudhuq sanadku markuu ahaa 1995 waxbarashadayda dugsigayga hoose waxaan ku soo qaatay schoolka dacar budhuq dugsigii dhexe iyo kasaraba waxaan ku soo qaatay magalada Bown ee galbeedka somalia halkaasoon imtixaankii shahaadiga aan ku guulaystay scholership rthiopia. Halkaasoon kasii wadi doono wax barashadayda