Aduunyadan gabtoodkaa markaan garasho
raadceeyey
# Waa geed hadhkii oo malihin guul lahaybsadoye
#Waa guri afkaa lagagaloo guudka loobaxaye
# Waxa guule uumoo dhanbaa geeri loo qoraye
# Halkay gogoshu taalina waa goobtii aakhira e
# Ku diyaarad guudkaa marshiyo gaajo nimay hayso
# Nina libin magaadhee godbaa lagu xabaalaaye
# Gaadhaa lawada saaranyahay gu, iyo jiilaale
# Hadii ay gabaad leedihiyo raaxo lagu guuro
# Rasuulkii gayigan loocalmaday kamagayoodene
( csw)
# Inagaa garaadxune bulshooy geedibaanahaye
# Naxariista guud eebeheen dunida gaadhsiiye
# Tagaarka ana kuujecelyuhuu ugu gargaaraaye
# Allihii gayigan uumaybaa hadal kusoo gooyay
# Haday garab kaniico ilatahay dunida guudkeedu
# Geeb kama dhadhamiyeen aniga gaal icaasiyaye
# Xabad garawa way kalayartahay gabi ahaanteede
# Cirka guudka nagasaaranee cidiba gaadhaynin
# Iyo dhulka sida gogosha loo baaciyee lagu dul
geeraaro
# Cid gargaara uma yeedhanine guushu waa adiye
# Guuloow nagaransii wadada khayrka lagugaadho
Gabaygan waxaa curiyay
abwaan cabdirashiid kaamil

Abwaan mahadsanid
ReplyDelete